Maxkamada ICC oo amartay in la soo xiro Putin iyo Ruushka oo jawaab adag bixiyey

Maxkamadda dembiyada dagaalka ee ICC ayaa soo saartay waaran soo qabasho ah oo ku socda madaxweyanaha dalka Ruushka Vladimir Putin kaas oo ay sheegtay in loo haysto eedo ka dhana xaquuqda Aadanaha oo uu ka geystay waddanka ay ciiddamadiisu ku duuleen ee Ukraine. Maxkamadda ayaa sheegtay in Putin uu masuul ka yahay waxa ka dhacay … Continue reading Maxkamada ICC oo amartay in la soo xiro Putin iyo Ruushka oo jawaab adag bixiyey